Applications are now open for the Global Peace Summit Sydney 2025!

Waxa lafuray codsiyada loogu talagalay Shirka Nabadda Caalamiga ah ee Sydney 2025! Tani waa fursaddaada inaad ku biirto hogaamiyeyaasha da’da yar, siyaasiyiinta, iyo dhaqdhaqaaqayaasha ka kala yimid daafaha dunida si aad uga shaqeyso xalinta caqabadaha caalamiga ah iyo kor u qaadista nabadda. Iyada oo la heli karo 20 deeqood oo lagaa daboolayo kharashka duulimaadka, hoyga,…

Read More

Istanbul Youth Summit 2025

IYS 2025: Madasha Dhalinyarada ee Istanbul YS 2025, oo ah noocii siddeedaad ee Istanbul Youth Summit, waxaa soo qabanqaabisay hay’adda Youth Break the Boundaries (YBB). Shirkan wuxuu ujeedkiisu yahay in lagu dhiirrigeliyo hogaamiyeyaasha dhalinyarada ee mustaqbalka, kuwaasoo doonaya inay gaadhaan awoodahooda buuxda. Waxaa lagu wadaagi doonaa fikrado, xeelado, iyo istaraatiijiyado cusub oo loogu talagalay sidii…

Read More
Back To Top