UN Young Leaders Sustainability Week 2025 in Uzbekistan (Fully Funded)

Applications are now open for the UN Young Leaders Sustainability Week 2025 (YLSW 2025) in Uzbekistan. This fully funded international event will take place from April 23rd to April 26th, 2025, bringing together young leaders, policymakers, industry experts, and investors to accelerate progress on the Sustainable Development Goals (SDGs). The program offers 200 scholarships to…

Read More

APPLICATION IS OPEN FOR THE 5TH AFRICAN YOUTH LEADERSHIP AND ENTREPRENEURSHIP DEVELOPMENT CONFERENCE (AYLEC) ZAMBIA 2025!

Shirka Hogaaminta Dhalinyarada iyo Ganacsiga Afrika (AYLEC25) waa madal firfircoon oo isku keenta hogaamiyeyaasha dhalinyarada, wakiilada dowladaha, advocates-ka isbeddelka bulshada, ganacsatada, cilmi-baadhayaasha, iyo daneeyayaasha kale. AYLEC25 waxa uu ka shaqeeyaa xoojinta mideynta iyo dhiirrigelinta horumarka waara ee Afrika. Shirka sanadkan ahi waxay uu dhacayaa kalkii 5aad waxayna ka dhici doontaa magaalada quruxda badan ee Lusaka,…

Read More

Vacancy Announcement: Director of The Institute for Peace & Conflict Studies (IPCS)

POSITION DESCRIPTIONPosition title Director of The Institute for Peace & Conflict Studies (IPCS)Contract type Fixed TermReports to Vice President for Academic AffairsDivision Academic AffairsApplication Deadline March 8, 2025 (11:59 PM) Background Founded in 1998 and officially opened on 23 October 2000, the University of Hargeisa stands as a beacon of academic excellence, research, and community…

Read More

Shirweynaha Dhalinyarada 2025 (YIF 2025) – Istanbul, Turkey

Shirweynaha Saamaynta Dhalinyarada 2025 (YIF 2025) – Istanbul, Turkey Fursad Caalami ah! Ka Qaybgal Shirweynaha Saamaynta Dhalinyarada (YIF 2025) ee Istanbul, Turkey! Shirweynaha Saamaynta Dhalinyarada (YIF 2025), oo ay martigelinayso Xarunta Wadahadalka iyo Hoggaaminta Caalamiga ah (CGDL), wuxuu ka dhacayaa magaalada Istanbul, Turkey, laga bilaabo 15-ka ilaa 18-ka May, 2025. Shirkan wuxuu isku keenayaa hoggaamiyeyaasha…

Read More

Shirweynaha Diblomaasiyadda ee Dhalinyarada (YPDS) – Tashkent

Shirweynaha Diblomaasiyadda ee Dhalinyarada (YPDS) ee ka dhacaya Tashkent waa fursad gaar ah oo loogu talagalay hoggaamiyeyaasha dhalinyarada iyo xirfadlayaasha ka kala socda daafaha adduunka. Shirkan waxa uu diiradda saari doonaa doorka isbeddelka leh ee diblomaasiyadda dadweynaha, kobcinta wada-hadalka, xoojinta iskaashiga, iyo horumarinta xalal hal-abuur leh oo lagula tacaalayo caqabadaha caalamiga ah. Iyadoo laga faa’iidaysanayo…

Read More
Back To Top