IYS 2025: Madasha Dhalinyarada ee Istanbul
YS 2025, oo ah noocii siddeedaad ee Istanbul Youth Summit, waxaa soo qabanqaabisay hay’adda Youth Break the Boundaries (YBB). Shirkan wuxuu ujeedkiisu yahay in lagu dhiirrigeliyo hogaamiyeyaasha dhalinyarada ee mustaqbalka, kuwaasoo doonaya inay gaadhaan awoodahooda buuxda. Waxaa lagu wadaagi doonaa fikrado, xeelado, iyo istaraatiijiyado cusub oo loogu talagalay sidii dhalinyarada loogu taageeri lahaa inay noqdaan hogaamiyayaal dhab ah, isla markaana ay hormuud ka noqdaan isbeddel waara addunkoo dhan.
Maxaad Ka Filan Kartaa?
- La kulanka hogaamiyeyaasha iyo dadka saameynta leh ee adduunka.
- Fursado cusub oo xirfadahaaga iyo aragtiyahaaga la xidhiidha.
- Dhiirrigelin iyo tababar ku saabsan hogaaminta iyo isbeddelka waara.
Kuraasta ka qaybgalku waa xaddidan yihiin!
Iska diwaangeli hadda si aad uga mid noqoto bulshada dhalinyarada ee isbedelka ka qayb qaadanaysa.
Isdiiwaangeli Hadda!
Haddii aad caawimo ubaahato igala soo xidhiidh: info@nuunyouthopportunities.com