HAMBALYO RAMADAAN | NUUN YOUTH OPPORTUNITIES

HAMBALYO RAMADAAN | NUUN YOUTH OPPORTUNITIES

Bismillaahi Raxmaani Raxiim,

Dhammaan Muslimiinta caalamka iyo shacabka Soomaalida ah waxaan uga hambalyeynaynaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Waa bil kheyr, naxariis, iyo dembi-dhaaf, oo la isku naxariisto, la is cafiyo, loona dadaalo cibaadada Alle.

Nuun Youth Opportunities waxay idiin rajaynaysaa Ramadaan kheyr badan, ducadiina la aqbalo, ajarkiina la siyaadiyo, iyo in Alle naga wada aqbalo soonkeenna, salaaddeenna iyo camalkeenna wanaagsan.

Dunida Muslimka iyo guud ahaan Soomaalida waxaan u rajaynaynaa nabad, barwaaqo iyo midnimo. Ilaahay ha inagu gaadhsiiyo Ramadaanka dambe caafimaad iyo cimri dhererr.

Ramadaan Kariim!
Wabilaahi Towfiiq.

Nuun Youth Opportunities Team

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top