Applications are now open for the Global Peace Summit Sydney 2025!

Waxa lafuray codsiyada loogu talagalay Shirka Nabadda Caalamiga ah ee Sydney 2025!

Tani waa fursaddaada inaad ku biirto hogaamiyeyaasha da’da yar, siyaasiyiinta, iyo dhaqdhaqaaqayaasha ka kala yimid daafaha dunida si aad uga shaqeyso xalinta caqabadaha caalamiga ah iyo kor u qaadista nabadda. Iyada oo la heli karo 20 deeqood oo lagaa daboolayo kharashka duulimaadka, hoyga, iyo caawinta fiisaha, waxaad heli kartaa fursad aad uga qaybgasho dhacdadan isbeddelka leh. Ka qaybgal fadhi-wadaagyo hogaaminta, bandhigyo dhaqameed, dood-cilmiyeedyo, iyo hawlo isdhexgal ah, isla markaana xidhiidh la samee hogaamiyeyaasha caalamiga ah iyo dad isku aragti ah oo raba in ay beddelaan adduunka. Noqo qayb ka mid ah dhaqdhaqaaqa nabad iyo mustaqbal waara!

Deadline : February 25, 2025

Haddi aad caawimo ubaahato nagala soo xidhiidh Email-kan: info@nuunyouthopportunities.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top